Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho

Dabley hubeysan ayaa caawa weerar qaraxyo ah ku qaaday saldhiga Booliska degmada H/wadaag ee magaalada Muqdisho. Illaa labo qarax ayaa laga maqlay caawa agagaarka saldhiga Booliska H/wadaag, waxaana xigay tacshiirad xoogan oo ay fureen ciidamada amaanka. Qaraxyada oo ahaa kuwo xoogan ayaa wararka qaarkood waxay sheegayaan iney ahaayeen bambooyinka gacanta, halka warar kalena sheegayaan iney … Continue reading Kooxo hubeysan oo caawa weerar culus ka geystay saldhig ku yaalla Muqdisho